Ciidamada DF Iyo kuwa Galmudug oo maanta la wareegay Saldhig Al Shabaab lahaayeen

Ciidamada milatariga dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta maamulka Galmudug oo wada socda ayaa xoojiyay duulaanka ay ku qaadeen deegaanada kooxda Al Shabaab ka maamusho gobolka Mudug. Ciidamada huwanta ah ayaa maanta dagaal kula wareegay deegaanka Qaycad oo Al Shabaab saldhig weyn ku lahaayeen, waxaana saldhigyadii Al Shabaab deegaankaasi ku lahaayeen hada ku sugan ciidamada … Continue reading Ciidamada DF Iyo kuwa Galmudug oo maanta la wareegay Saldhig Al Shabaab lahaayeen